Sababtii ka dambeysay Weerarkii lagu galay hoyga Madaxweynihii hore oo soo shaac baxday

Xog sirdoon oo khaldan ayaa la sheegay iney sabab u aheyd Ciidamo Maraykan iyo Soomali isugu jiray oo u dhacay todobaadkan guriga madaxweynihii hore ee Soomaaliya Aadan Cabdulle Cismaan oo ku yaalla degaanka Janaale ee gobolka Sh/hoose. Wargayska The Guardian ayaa qoray in Mid ka mid ah saraakiisha sirdoonka ee Soomaaliya, oo si toos ah … Continue reading Sababtii ka dambeysay Weerarkii lagu galay hoyga Madaxweynihii hore oo soo shaac baxday